Trump oo soo saaray amar saameynaya ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia

Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay wareegtadan arbacadii shalay, waxaana ay meesha ka saareysaa wareegto madaxweyne oo uu horey u soo saaray madaxweynihii isaga ka horeeyay Barack Obama, sanadkii 2016kii. Wareegtadaasi Obama ayaa qeyb ka aheyd dadaal la doonayay in howlgaladda ciidamada Mareykanka gaar ahaan duqeymaha ay fuliyaan Dayuuradaha Droneska ay noqdaan kuwo daah furan, gaa … Continue reading Trump oo soo saaray amar saameynaya ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia